Baraawe

Baraawe

Share

shob

25/07/2025
11/01/2025

25/09/2024

Asc asxbtahawen wa ahaan

23/01/2023

Barnaamijyada Idaacadda

Barnaamijka Baafinta

Maxaad ka taqaannaa Mahad Karate, hoggaamiyaha awoodda badan ee Mareykanku raadinayo?

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

14 Oktoobar 2022

Mahad Karate waa mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan ee ururka Al-Shabaab oo iyaga iyo dadka deegaanka oo kaashanaya ciidamada dowladda uu dagaal ku dhexmarayo qeyb ka mid ah gobollada Soomaaliya.

Hoggaamiyahan ayaa loo arkaa in uu kaalin weyn ku leeyahay dagaalkaas, oo xooggiisu ka socdo gobolka Hiiraan. Dhowr jeer ayuu ururku soo weeraray gobolkaas toddobaadyadii ugu dambeeyay ka dib markii dadka deegaanka oo is-abaabulay iyo ciidamada dowladda ay ka qabsadeen dhul ballaaran oo muhiim u ahaa kooxdan.

Haddaba, waa kuma hoggaamiyahan, oo maxaynu ka naqaan noloshiisa Shabaab kahor, iyo hadda ba?

Waa uu magacyo badan yahay, laakiin kan rasmiga ah waa Cabdiraxmaan Maxamed Warsame. Waxa uu caan ku yahay magaca Mahad Karate. Sida ay shaacisay dowladda Mareykanka, waxaa la rumeysan yahay in uu ku dhashay magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Waxa uu dhashay intii u dhaxeysay sanadihii 1957 1962-dii. Waa ku xigeenka hoggaanka ururka Al-shabaab, waxaa na la sheegay inay hoos tagaan qeybta awoodda badan ee sirdoonka kooxdan ee Amniyaadka loo yaqaanno iyo xitaa qeyb ka mid ah maamulka dhaqaalaha ee kooxdan. Mareykanku waxay sheegeen in uu ku hadlo afafka Soomaali, Carabi iyo Sawaaxili.

XIGASHADA SAWIRKA,AP

Kahor Al-Shabaab iyo burburkii doaladdii Soomaaliya, waxa uu Mahad ka tirsanaan jiray sirdoonkii Soomaaliya ee dowladdii kacaanka, sida dad kala duwan oo aqoon u leh Mahad u sheegeen BBC.

Ma ahan isaga oo keliya, laakiin rag kale oo badan oo ka tirsanaan jiray ciidamadii dowladdii Kacaanka ayaa ka hor burburka iyo ka dib ba ku biiray ururrada Islaamiga ee hubeysan ee Soomaaliya.

Kuwoodda ugu magaca dheer waxaa ka mid ah Xasan Daahir Aweys, oo ahaa hoggaamiye sare oo ka tirsanaa ururkii Itixaad oo mar ahaa kan ugu ballaaran, ugu na awoodda weyn ururrada islaamiga ah ee Soomaaliya. Waxaa la rumeysan yahay in uu Mahad ka mid yahay aas-aaseyaasha kooxda Al-Shabaab, laakiin ma ahan nin magaciisa iyo muuqiisu ba ay aad u shaac baxeen billowgii kooxda.

Waxa uu ku eedeysan yahay in uu door weyn ka qaatay weerarro iyo qaraxyo ay kooxdu ka geysatay dalalka deriska ah oo ay Kenya iyo Ugaandha ka mid yihiin.

Waxaa ka mid ah weerarkii sanadkii 2015 ka dhacay Jaamacadda magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-Bari Kenya, kaasi oo ay ku dhinteen ku dhawaad 150 qof.

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

‘Shan milyan oo doolar ayaa dulsaaran madaxiisa’

Kadib weerarkii Jaamacadda Gaarisa, dowladda Mareykanka ayaa duldhigtay shan milyan oo doolar madaxa Mahad Karate. Lacagtaas waxaa loo balanqaaday ciddii keenta xog horseedi karta in lasoo qabto ama la dilo.

Si la mid ah, waxa ay Mareykanku lacag dhan Lix milyan oo doolar ku doonayaan madaxa hoggaamiyeha Al-Shabaab Axmed Diiriye, oo bedelay Axmed Godane oo Mareykanku ku dilay duqeyn 2014-kii. Laakiin Mareykanku weli kuma guuleysan doonistooda. Sidaas oo ay tahay, marar kala duwan ay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya shaaciyeen dilka hoggaamiyaha qarsoon, Mahad Karate.

Horraantii bishan, dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo iskaashanaya ayaa duqeyn ku dilay Cabdullaahi Nadiir oo lagu tilmaamay in uu ahaa ninka la qorsheynayay inuu la wareego hoggaanka sare ee Al-Shabaab, kadib Axmed Diiriye, hoggaamiyaha xilligan.

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

‘Karate iyo Al-Shabaab ka hor’

Sida uu barawe u sheegay, Janaraal Yuusuf Siyaad Indhacadde oo ay isyaqaanayn Mahad Karate Shabaab kahor, waxa uu ninkan ka tirsanaa jiray ururkii hubeysnaa ee Itixaad, oo loo arko halka uu kasoo bilowday saanqaadka xagjirnimo ee badi hoggaamiyeyaasha al-Shabaab.

Ururkaas ayaa maamulkii ugu horreeyay oo Islaami ah ka hirgeliyay gobolka Gedo kahor inta aysan ciidamada dowladda Itoobiya gudaha usoo gelin gobolkaas bilowgii sagaashanaadkii si ay ula dagaalamaan kooxdan.

Waxa uu sidoo kale ururkaas oo mar maamuli jiray qeybo ka mid ah deegaannada Puntland halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamadii jabhada SSDF ee uu aasaasay madaxweynihii h**e ee Puntland iyo Soomaaliya ba Korneel Cabdulaahi Yusuf Axmed.

Waxa uu Mahad Karate ka qeybgalay dagaaladdii dhexmaray ururkaas iyo jabhadii xilligaas jiray, ee ka dhacay qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Kadib burburkii Itixaad, Yusuf Indhacadde iyo dad kale oo kala duwan ayaa barawe u sheegay in uu Mahad Karate u guuray dalka Kenya, isaga oo ku noolaa magaalada Nayroobi.

Indhacadde waxa intaas ku daray in Mahad Karate uu ka mid ahaa Koox Soomaali ah oo tagay Afghanistan, halkaas oo la rumeysan yahay inay tababar kusoo qaateen. Waxaa kooxdaas ka mid ah ahaa Aadan Xaashi Ceyrow oo ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee al-Shabaab, Axmed Godane oo bedelay Ceyrow iyo xubno kale.

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

Mahad Karate iyo Noloshii Nayroobi

Dad kala duwan, oo xog-ogaal ah oo magacyadooda qariyay sababo amni dartood, waxay BBC u sheegeen in Mahad Karate oo ka shaqeyn jiray shirkad lacagaha xawisha in lagu xiray magaalada Nayroobi kahor inta uusan ku biirin al-Shabaab. Waxa uu xarrigaas dhacay kadib weerarkii argagixiso ee Mareykanka lagu qaaday bishii September 2001dii. Waxaa laga soo xiray xaafadda Islii.

“Waxaa la sheegay in tuhun soo galay. Sidaas ayaa lagu xiray kadibna qareen ayaa loo qabtay, muddo kadib na waa la sii daayay ”, ayuu yiri mid ka mid ah dadka aan la hadlanay, oo si dhow ula socday arrinkan. Siideynta kadib, waxaa la sheegay in Mahad uu tagay Itoobiya halkaas oo uu uga sii gudbay Soomaaliya. Ma jiro dukumeentiyo iyo xog rasmi ah oo dhanka dowladda Kenya ah oo xaqiijinaya ama beeninaya arrinkan.

Shaqooyinkii Cali Dheere Al-Shabaab ka hor?6 Oktoobar 2022

Afar ka mid ah hoggaamiyeyaashii ugu sarreeyay Al-Shabaab ee lagu dilay duqeymaha4 Oktoobar 2022

Mowduucyada la xiriira

Soomaaliya

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan

Al-Shabab oo kaalinta koowaad kaga jirta awoodda ururada Al-Qaacida

11 Sebtembar 2020

Wararka ugu waaweyn

'Labo qodob ayaa sabab u noqon kara in xarunta gobolka Banaadir gudaheeda lagu dagaallamo'

3 Saacadood ka hor

TOOSWararkii ugu dambeeyay ee toogashada ka dhacday Mareykanka

9 Saacadood ka hor

Bandhiggii Fannaanadda Beyoncé ee Dubai oo hadal-heyn weyn dhaliyay iyo muuqaal la faafiyay

Saacad ka hor

Xul

Doorashada Kenya 2022: Tirinta tooska ah ee codadka iyo halka la kala marayo

15 Agoosto 2022

Afar arrin oo muhiim ah ka ogow App-ka ay Soomaalidu ku daadatay ee Sweatcoin

5 Agoosto 2022

Waa kuma Soomaaligii Ka taliyay Jasiiradda Maldives?

27 Juunyo 2022

Nin Soomaali ah oo saaxiibkiis oo madaxweyne ku-xigeen noqday awgeed waxbarasho ugu noqday

15 Juunyo 2022

Goormee Tiktok laga saari rabaa telefoonkaaga?

1 Luulyo 2022

Jaamac Qaalib: Isagoo aan dugsi Quraan, iskuul iyo jaamacad dhigan ayuu noqday bare jaamacadeed

26 Abriil 2022

Sidee Warqaddii sirta ahayd ee ka socotay ra'iisul wasaarihii Soomaaliya lagu gaarsiiyay Jabuuti?

12 Agoosto 2022

Nin 30 sano dhuumanayay isagoo u haystay inuu socdo Dagaalkii Labaad ee Adduunka

10 Maajo 2022

"Waxba kuma jabna in Muslimiinta ay dhigtaan xaflad dhalasho"

16 Abriil 2022

finta
Maxaad ka taqaannaa Mahad Karate, hoggaamiyaha awoodda badan ee Mareykanku raadinayo?
Mahada KarateXIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA
14 Oktoobar 2022
Mahad Karate waa mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan ee ururka Al-Shabaab oo iyaga iyo dadka deegaanka oo kaashanaya ciidamada dowladda uu dagaal ku dhexmarayo qeyb ka mid ah gobollada Soomaaliya.

Hoggaamiyahan ayaa loo arkaa in uu kaalin weyn ku leeyahay dagaalkaas, oo xooggiisu ka socdo gobolka Hiiraan. Dhowr jeer ayuu ururku soo weeraray gobolkaas toddobaadyadii ugu dambeeyay ka dib markii dadka deegaanka oo is-abaabulay iyo ciidamada dowladda ay ka qabsadeen dhul ballaaran oo muhiim u ahaa kooxdan.

Haddaba, waa kuma hoggaamiyahan, oo maxaynu ka naqaan noloshiisa Shabaab kahor, iyo hadda ba?

Waa uu magacyo badan yahay, laakiin kan rasmiga ah waa Cabdiraxmaan Maxamed Warsame. Waxa uu caan ku yahay magaca Mahad Karate. Sida ay shaacisay dowladda Mareykanka, waxaa la rumeysan yahay in uu ku dhashay magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Waxa uu dhashay intii u dhaxeysay sanadihii 1957 1962-dii. Waa ku xigeenka hoggaanka ururka Al-shabaab, waxaa na la sheegay inay hoos tagaan qeybta awoodda badan ee sirdoonka kooxdan ee Amniyaadka loo yaqaanno iyo xitaa qeyb ka mid ah maamulka dhaqaalaha ee kooxdan. Mareykanku waxay sheegeen in uu ku hadlo afafka Soomaali, Carabi iyo Sawaaxili.

XIGASHADA SAWIRKA,AP
Kahor Al-Shabaab iyo burburkii doaladdii Soomaaliya, waxa uu Mahad ka tirsanaan jiray sirdoonkii Soomaaliya ee dowladdii kacaanka, sida dad kala duwan oo aqoon u leh Mahad u sheegeen BBC.

Ma ahan isaga oo keliya, laakiin rag kale oo badan oo ka tirsanaan jiray ciidamadii dowladdii Kacaanka ayaa ka hor burburka iyo ka dib ba ku biiray ururrada Islaamiga ee hubeysan ee Soomaaliya.

Kuwoodda ugu magaca dheer waxaa ka mid ah Xasan Daahir Aweys, oo ahaa hoggaamiye sare oo ka tirsanaa ururkii Itixaad oo mar ahaa kan ugu ballaaran, ugu na awoodda weyn ururrada islaamiga ah ee Soomaaliya. Waxaa la rumeysan yahay in uu Mahad ka mid yahay aas-aaseyaasha kooxda Al-Shabaab, laakiin ma ahan nin magaciisa iyo muuqiisu ba ay aad u shaac baxeen billowgii kooxda.

Waxa uu ku eedeysan yahay in uu door weyn ka qaatay weerarro iyo qaraxyo ay kooxdu ka geysatay dalalka deriska ah oo ay Kenya iyo Ugaandha ka mid yihiin.

Waxaa ka mid ah weerarkii sanadkii 2015 ka dhacay Jaamacadda magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-Bari Kenya, kaasi oo ay ku dhinteen ku dhawaad 150 qof.

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
‘Shan milyan oo doolar ayaa dulsaaran madaxiisa’

Kadib weerarkii Jaamacadda Gaarisa, dowladda Mareykanka ayaa duldhigtay shan milyan oo doolar madaxa Mahad Karate. Lacagtaas waxaa loo balanqaaday ciddii keenta xog horseedi karta in lasoo qabto ama la dilo.

Si la mid ah, waxa ay Mareykanku lacag dhan Lix milyan oo doolar ku doonayaan madaxa hoggaamiyeha Al-Shabaab Axmed Diiriye, oo bedelay Axmed Godane oo Mareykanku ku dilay duqeyn 2014-kii. Laakiin Mareykanku weli kuma guuleysan doonistooda. Sidaas oo ay tahay, marar kala duwan ay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya shaaciyeen dilka hoggaamiyaha qarsoon, Mahad Karate.

Horraantii bishan, dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo iskaashanaya ayaa duqeyn ku dilay Cabdullaahi Nadiir oo lagu tilmaamay in uu ahaa ninka la qorsheynayay inuu la wareego hoggaanka sare ee Al-Shabaab, kadib Axmed Diiriye, hoggaamiyaha xilligan.

XIGASHADA SAWIRKA,AFP
‘Karate iyo Al-Shabaab ka hor’

Sida uu BBC u sheegay, Janaraal Yuusuf Siyaad Indhacadde oo ay isyaqaanayn Mahad Karate Shabaab kahor, waxa uu ninkan ka tirsanaa jiray ururkii hubeysnaa ee Itixaad, oo loo arko halka uu kasoo bilowday saanqaadka xagjirnimo ee badi hoggaamiyeyaasha al-Shabaab.

Ururkaas ayaa maamulkii ugu horreeyay oo Islaami ah ka hirgeliyay gobolka Gedo kahor inta aysan ciidamada dowladda Itoobiya gudaha usoo gelin gobolkaas bilowgii sagaashanaadkii si ay ula dagaalamaan kooxdan.

Waxa uu sidoo kale ururkaas oo mar maamuli jiray qeybo ka mid ah deegaannada Puntland halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamadii jabhada SSDF ee uu aasaasay madaxweynihii h**e ee Puntland iyo Soomaaliya ba Korneel Cabdulaahi Yusuf Axmed.

Waxa uu Mahad Karate ka qeybgalay dagaaladdii dhexmaray ururkaas iyo jabhadii xilligaas jiray, ee ka dhacay qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Kadib burburkii Itixaad, Yusuf Indhacadde iyo dad kale oo kala duwan ayaa BBC u sheegay in uu Mahad Karate u guuray dalka Kenya, isaga oo ku noolaa magaalada Nayroobi.

Indhacadde waxa intaas ku daray in Mahad Karate uu ka mid ahaa Koox Soomaali ah oo tagay Afghanistan, halkaas oo la rumeysan yahay inay tababar kusoo qaateen. Waxaa kooxdaas ka mid ah ahaa Aadan Xaashi Ceyrow oo ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee al-Shabaab, Axmed Godane oo bedelay Ceyrow iyo xubno kale.

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA
Mahad Karate iyo Noloshii Nayroobi

Dad kala duwan, oo xog-ogaal ah oo magacyadooda qariyay sababo amni dartood, waxay BBC u sheegeen in Mahad Karate oo ka shaqeyn jiray shirkad lacagaha xawisha in lagu xiray magaalada Nayroobi kahor inta uusan ku biirin al-Shabaab. Waxa uu xarrigaas dhacay kadib weerarkii argagixiso ee Mareykanka lagu qaaday bishii September 2001dii. Waxaa laga soo xiray xaafadda Islii.

“Waxaa la sheegay in tuhun soo galay. Sidaas ayaa lagu xiray kadibna qareen ayaa loo qabtay, muddo kadib na waa la sii daayay ”, ayuu yiri mid ka mid ah dadka aan la hadlanay, oo si dhow ula socday arrinkan. Siideynta kadib, waxaa la sheegay in Mahad uu tagay Itoobiya halkaas oo uu uga sii gudbay Soomaaliya. Ma jiro dukumeentiyo iyo xog rasmi ah oo dhanka dowladda Kenya ah oo xaqiijinaya ama beeninaya arrinkan.

Shaqooyinkii Cali Dheere Al-Shabaab ka hor?
6 Oktoobar 2022
Afar ka mid ah hoggaamiyeyaashii ugu sarreeyay Al-Shabaab ee lagu dilay duqeymaha
4 Oktoobar 2022
Mowduucyada la xiriira
Soomaaliya
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan
Sawirada dagaalyahano ka tirsan al-SHABAB
Al-Shabab oo kaalinta koowaad kaga jirta awoodda ururada Al-Qaacida
11 Sebtembar 2020
Wararka ugu waaweyn
'Labo qodob ayaa sabab u noqon kara in xarunta gobolka Banaadir gudaheeda lagu dagaallamo'
3 Saacadood ka hor
TOOSWararkii ugu dambeeyay ee toogashada ka dhacday Mareykanka
9 Saacadood ka hor
Bandhiggii Fannaanadda Beyoncé ee Dubai oo hadal-heyn weyn dhaliyay iyo muuqaal la faafiyay
Saacad ka hor
Xul
Doorashada Kenya 2022: Tirinta tooska ah ee codadka iyo halka la kala marayo
15 Agoosto 2022
Afar arrin oo muhiim ah ka ogow App-ka ay Soomaalidu ku daadatay ee Sweatcoin
5 Agoosto 2022
Waa kuma Soomaaligii Ka taliyay Jasiiradda Maldives?
27 Juunyo 2022
Nin Soomaali ah oo saaxiibkiis oo madaxweyne ku-xigeen noqday awgeed waxbarasho ugu noqday
15 Juunyo 2022
Goormee Tiktok laga saari rabaa telefoonkaaga?
1 Luulyo 2022
Jaamac Qaalib: Isagoo aan dugsi Quraan, iskuul iyo jaamacad dhigan ayuu noqday bare jaamacadeed
26 Abriil 2022
Sidee Warqaddii sirta ahayd ee ka socotay ra'iisul wasaarihii Soomaaliya lagu gaarsiiyay Jabuuti?
12 Agoosto 2022
Nin 30 sano dhuumanayay isagoo u haystay inuu socdo Dagaalkii Labaad ee Adduunka
10 Maajo 2022
"Waxba kuma jabna in Muslimiinta ay dhigtaan xaflad dhalasho"
16 Abriil 2022 barawe
Sababta aad ku aamini kartid baraw

La xiriir barawe
2023 barawe

09/01/2023
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Mogadishu