Bakool Media
Bakool Media waa warbaahin madax-banaan oo u shaqeysa Bulshada waxaad ka heli kartaan warar iyo warbixino Xaqiiqo ku saleysan
Isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela lamaanaha midoowey Ibrahim iyo Hamdi.
20/09/2026
Shaqaalaha Warbaahinta Bakool Media ayaa si wadajir ah hambalyo uga direy Ibrahim Mohamed Nur Ibrahim Bakool oo maanta meherkiisa ka dhacay magaalada Xuddur....
Fiidow Maxamed Cabdiraxmaan oo si adag uga hadlay khilaafka ka taagan koonfur galbeed
Cabsida Amni k**a jirto Waajid iyo Bakool, AS ayaa anaga weerar ku qaadney deegaan ayaana kala wareegney" Hassan Abdi Isack Botale, G/Degmada Waajid Bakool.
17/09/2026
Magaalada Xuddur oo waxaa soo gaarey wafdi ka socda Midowga Yurub oo si wadajir ah u kormeeray dhowr mashruuc oo uu Midowga Yurub ka hirgeliyey magaalada Xuddur, iyagoo u kuurgalay halka ay marayaan mashaariicdu iyo sida bulshada deegaanka uga faa’iideysanayso.
Booqashada ayaa sidoo kale fursad u ahayd masuuliyiinta iyo wafdiga Midowga Yurub inay si toos ah u qiimeeyaan saameynta mashaariicdaasi ku leeyihiin bulshada iyo adeegyada muhiimka ah ee magaalada Xuddur.
Bakool Media
SHIB..... afkii baa juuqda gabey 🤐
SHIB 🤐
Degmada Waajid banaanbax ayaa ka dhacay...
Waajid Banaanbax lagu taageerayo Dowladda Turkiga ayaa maanta ka dhacay..
Guddoomiyihii h**e ee gobolka bakool Maxamed Cabdi Tol ayaa ka hadlay xaalada deegaanada koonfur galbeed..
Contact the business
Telephone
Website
Address
Tv
Xuddur
VEDIO