DARUL KHAYR

DARUL KHAYR

Share

Boi

16/11/2023

Aan kuwada sallino dhammaanteen nabiga (صلى الله عليه وآله وسلم)

02/04/2023

XUSKA-ALLE

Wuxu Nebigu ﷺ :- " Ma,idiinka waramaa camaladiina ka ugu khayrka badan , Alle agtiisana loogu jecelyahay , darajaadkiisuna aad usareeyaan , oo idiinka khayr badan dahab iyo fidada , sidoo kale idiinka khayr badan in aad lakulantaan cadawgiina dabadedna ay qooraha idinka garaacaan idinkuna aad kagaraacdaan "

Waxay saxaabadii dhaheen waamaxay camalkasi rasuulki Allaw ?

Wuxu yidhi Nebigu ﷺ :- " Waa xuska Alle "

Alle subxaanahu watacalla isaga oo inooga waramaya xuska Alle cida badisa ajarka iyo abaalka ay helayaan wuxu yidhi :-

" وَالذَّاكِرِينَ اللَّهَ كَثِيرًا وَالذَّاكِرَاتِ أَعَدَّ اللَّهُ لَهُم مَّغْفِرَةً وَأَجْرًا عَظِيمًا"
" Raga iyo dumarka xusa Alle inbadan Alle wuxu udiyaariyay danbi-dhaaf iyo ajar iyo abaal aad uwayn "

Sidoo kale Alle wuxu inoo cadee in xuska Alle qalbiyadu kuxasilaan wuxuna yidhi :-

" أَلَا بِذِكْرِ ٱللَّهِ تَطْمَئِنُّ ٱلْقُلُوبُ"
" Alle xuskiisa waxa kudaga oo kusaxila qalbiyada "

Alle xuskiisa waxa inoogu jira nolol , aynu badino xuska Alle

24/03/2023

🌙 1 رمضان
1- عن أبي هريرة:" مَن قامَ رَمَضانَ إيمانًا واحْتِسابًا، غُفِرَ له ما تَقَدَّمَ مِن ذَنْبِهِ"

Rasuulku ( scw)waxa uu yidhi : "qofka istaaga - taraawiixda - bisha Ramadan isaga oo rumaysan oo ajar doon ah waxa loo dhaafaa wixii horu maray ee dambigiisa ah"

*Faa'idooyinka xadiiska*

1 salaadda taraawiixdu waa mid ka mid ah sababaha ilaahay dadka ugu dambi dhaafo
2 waa in uu qofku ku dadaalo salaadda taraawiixda si uu u helo dambi dhaafka alle

# Ugu yaraan wall hal qof gaadhsii ajarkiisa mid leegna si aad u hesho
اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

15/03/2023

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.....

15/03/2023

Cabdirashiid Cali Suufi....

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kampala?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Kampala
NO