Qarjab construction and architecture design
waxaan diyaar kulanahay in aan kuudhisno gurigaga mustaqbalka qiimo ku raaliyana kugu dhisno, fadlan haddaa nasoo booqatay #fallowers notabo #like
22/08/2026
*boos cabbirkiisu dhanyahay 10mx12m, waxa kaaga dhismi kara sida naqshadda kaaga muuqata oo ah ( 1 master room, 3 bed room, 1 jiko, iyo 2 suuli ).
haddaba hadaa doonaysid in boskaga uukaaga soobaxo dhisme macquul oo sifiican llogu nashqadeeyay laguuguna dhiso nala soo xariir.
kadhiibo aragtidaada.
soodhowaada macaamisha waa design kale oo qurxooon
hanbalyo umadda reer puntladerska ah
followda iyo liketa page ka notaabo fadlan
31/07/2026
welcome to the design macmiil
sodhowaada bahda rabta dhisme tayo sare iyo quruxbaleh qiima macquulana lagugu dhisaayo.
nalawadaag fikirkaaga oo follow soodheh pageka.
27/07/2026
welcome to the design generation
waa nashqadayntii guryaha iyo dhismaha waana dhul cabbirkiisu yahay 15x7.5m baa lagadhisayaa 4qol,2suuli, iyo hal jiko.
Casumadaha qaarkood laf aa maraqsataa dhaama
Walle waaa runtii 👍 ✔️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Kasanga
Garoowe
Opening Hours
| Monday | 06:30 - 09:30 |
| Tuesday | 06:30 - 09:30 |
| Wednesday | 06:30 - 09:30 |
| Thursday | 06:30 - 09:30 |
| Friday | 06:30 - 09:30 |
| Saturday | 06:30 - 09:30 |
| Sunday | 06:30 - 09:30 |