Soog Press Media "SPM"

Soog Press Media "SPM"

Share

soog Xarare Media news and investigation room (accurate and reliable information)

10/05/2022

Qayebta 1aad waraysigii Wasiirka arrimaha dibadda Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄.

10/04/2022

Qabtii koowaad macawileyda gobolka shabeelaha dhexe.

10/04/2022

Gudoomiyaha gobolka hiiraan cali jeyte cisman libaax labor maaha, wiil hoog ninkaas hala garab istaago Soomaaliyeey.

10/04/2022

Warku wuxuu tilmaamayaa in weriyahan sida qaaska ah ula socday Farxaan Qaroole uu ahaa sirdoon culus dharkiisana ay ku xirnayd kaamarad yar oo xasharaad ah.

Jeneraal Farxaan kolkii la dilay dabadeed, wiilkan islamarkii waa la dilay si wixii uu duubay aan loo soo bandhigin, balse dharkiisi ay soo qaadeen durba ciidanka Haramcad oo hoos ahaan u ogaa qalabka ku xidhan dharka oo duuban qaabka dilka uu u dhacay oo dhan min bilow ilaa dhamaad.

Sido kalana, Jananku kolkii Mahad Salaad uu u yeeray i soo doon uu yirina, in durbadii uu wacay Saldhigga Turkiga kuna wargaliyay in Balcad iga soo doon lagu yiri, taasoona keentay in Turkiga oo ka wakiil ah NATO ay soo raacisay diyaarad yar drone ah nuuca wax basaasa ah lana socotay halka uu marayo Farxaan duubtayna dhamaan qaabkii dilkiisa uu u dhacay.

Iyagoo taasi ka duulayana NATO ay cadaadis culus ku saarayso xukuumadda Xasan Shiikh baaritaan dhab in lagu sameeyo qaabkuu u dhacay dilka Jeneraal Farxaan Qaroole ooy cawaduba sirdoonka Turkidu madaxwayne Xasan Shiikh kula kulmeen Villa Somalia kuna doonayaan baaritaan buuxo la sameeyo, se taaso Mahad Salaad taliyaha NISA uu diiddanyahay.

Hubaal NATO waxay haysaa caddaymo buuxa ku saabsiisan sida uu u dhacay Jeneraal Farxaan Qaroole, mana soo degdegeen caddaymo la'aan amar Alle laakiin.

10/04/2022

Well come to Soog Press accurate and reliable News and investigation Room.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in New York?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


New York, NY