Aniso happy

Aniso happy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aniso happy, Beauty, cosmetic & personal care, Sterling, VA.

09/14/2023

Sanad kaste bil kasta sacad kaste minid kaste s***n kaste wan waynayna xabeebkeena Nabi Muhammad Salalahu calyhi wasalam inla wayneeyana kuma xirna waqti gaar Ah nabigeen muxamad salalahu calyhi wasalam dhalasha bisha mawliidna waa farxada lagu farxayo dhalashada Nabigeen muxamad salalahu calyhi wasalam โค๐Ÿ˜‡ dhalashada Nabigeen muxamad salalahu calyhi wasalam waxay kuwayntahay qalbiga Qalbiga qofkasto muslim Ahโค๐Ÿ˜‡โค๐Ÿ˜‡ xabeebkeena Nabi Muhamad salalahu calyhi wasalam waa naxariis Rabbi nogu deeqayโค๐Ÿ˜‡ Alxmdulilah ๐Ÿ˜‡โค

04/08/2022
04/08/2022

Ramadan wanaag San jumac wanaag San โ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธ๐Ÿ’Ÿโ™ฅ๏ธโค๏ธ Allow sonka io salada naga Aqbal๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธโค๏ธ

03/13/2022
03/13/2022

5 ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š.

1. Aqrinta suuratul baqara hal mar maalintii.
โค
2. Istiqfaarta(astaqfirullaahal cadiim alladii laa ilaaha illaa huwal xayyul qayuumu wa atuubu ileyh).
โค
3. Xowqalada(Laa xowla walaa quwwata illaa billaahil caliyyil cadiim).
โค
4. Tasbiixda iyo taxmiidda(Subxaana llaah wal xamdu lillaah).
โค
5. Saliga nabiga scw.

๐ŸŒทAdiga oo istiqfaarta xowqalada, tasbiixda, taxmiidda, iyo saliga nabiga aqrinaya tirooyin farabadan maalintii.

๐Ÿ๐ŸŒฟ
Haddaa shantan awoodood joogteyso ood maalintaada qeyb kamid ah kadhigto waxaa hubaal ah in ay noloshaada oo idil ay isbadali doonto.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Wax walba oo noloshaada kamid ah waxay isku badali doonaan dhanka wanaagsan.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Haddey noqon lahaayeen gurigaaga, shaqadaada, nolosha adiga iyo xaaskaaga, risqigaaga, farxaddaada, xeriirka dadka kaala dhaxeeya, maalkaaga intaba isbadal weyn oo wanaagsan baa ku imaan doona.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Haddaa murugeysantahay ama waswaas iyo fikir badantahay waxaa noqoneysaa qof degen oo faraxsan oo og in wixi ku dhaca ay yihiin wax alle u qoray oo ku qanca waxa uu haysto.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Muraadyadi aad laheyd ee aad ku duceysan jirtay baa helitaankooda kuu fududaanaya.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Waxaa alle kaa xijaabayaa sixirka xasadka iyo ishan.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Waxaa ka caafimaadeysaa jir ahaan iyo nafsi ahaan.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Waxaa jeclaaneysaa cibaadooyinta oo wey kuu fududaanayaan waxaana dareemeysaa inaa tahay qof ku firfircoon dhankooda oo ilaaliya.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Arsaaqda rabbi baa kaaga imaaneysa dhan waliba oo waxaad la yaabi doontaa albaabada faraha badan ee kuu furmaya.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Haddaa si niyad ah u aqriso oo u joogteyso intaas muddo aan dhamaad laheyn waxaa arkeysaa dadka oo ku dhahaya waa maxay isbadalka wanaagsan ee kugu dhacay, goormaa waxan heshay iyo sidee ku heshay.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Intaas waxaa kuu dheer ajarka kuusii qormaya ee miisaankaaga aaqiro kuusii culeysinaya ee laguu qorayo mar walba oo istiqfaarsato oo qur'aanka aqriso.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Joogteey oo wad hana ka degdegin wuxuu alle kusiinayo oo ha dhihin meeqa bilood baan aqrinayaa waxna ma helin, maya waa ceeb inaa ilaahey ugu dhawaato si aa wax u hesho kaliya oo markaa heshana aa ka fogaato oo joojiso camaladi wanaagsanaa.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
U joogteey cibaadadan adiga oo ay daacad kaa tahay oo wax ku hel oo kaliya ay kaa aheyn oo alle ku raali gelinaya, alle markuu raali kaa noqdo wax walba wuu ku siinayaa.
๐ŸŒผ๐ŸŒฟ
Ilaaheh ha inagu saacido hana inaga aqbalo acmaasha suusuuban oo ha inaga arsaaqo meelo aan ka filaneyn ๐Ÿคฒ

Taag ku dheh qof aad kheyrka la jeceshahay oo share ku dheh group aa ku jirto si aa u hesho ajarka qof walba oo intaan ku camal fala โค

Fadlan 2k love ka badan siiya postigan waayo wuu ka qiimo badanyahay postiyada qaar.

03/13/2022

Dumar midda u kheyrka badan waa:

1. Midda rabigeeda raali gelisa.๐Ÿ“ฟ๐Ÿคฒ
2. Oo zowjkeeda koolkoolisa.๐Ÿ’‘
3. Oon gurigeeda faaruqin.๐Ÿฅฐ (wareegin)
4. Oo shanteeda dukato.๐Ÿ•‹
5. Oon sirteeda bixinin.๐Ÿคซ
6. Oon kabaheeda la maqlin.(qabqab dhihin)๐Ÿ‘ 
7. Oon codkeeda la maqlin. ๐Ÿ˜‡
8. Oon tilmaamteeda la aqoon. ๐Ÿง• (asturan)
9. Ehelka oo dhanna u ciseysa. ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘ฆโ€๐Ÿ‘ฆ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘ฆโ€๐Ÿ‘ฆ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆโค
10. Nafteedana u dabacsan.๐Ÿ’“๐Ÿ›๐Ÿ‘œ๐Ÿ‘—๐Ÿ‘‘
โค๐ŸŒท
11. Caruurteeda nuujisoo u naxariisata.
12. Gurigeeda jano aduun u ah.๐ŸŒน
13. Haddey kheyr ninkeeda kala kulanto uga mahad celiso.๐Ÿ˜Š
14. Haddey shar ka aragtana ugu sabarto.
15. Markuu usoo galo ku faraxdo imaanshihiisa.๐Ÿ˜
16. Markuu baxana u murugooto oo u xiisto.โ˜น
17. Hadduu ka xanaaqo u dul qaadato.๐Ÿ˜‘
18. Haddey qaabishana cajab geliso.๐Ÿ’๐Ÿ’ƒ
19. Haddey ceeb ku aragtana asturto ceebtiisa.
20. Markuu raali geliyana raali noqota.๐Ÿคฉ

โคโค

03/13/2022

๐ˆ๐ง๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐›๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ง.

๐Ÿ’š Aqri suuratul Ikhlas(qulhuwallee) maalin walba 10 jeer, waayo qofki aqriya wuxuu allaah uga dhisaa janada qasri aad u weyn.

๐Ÿ’š Aqri suuratul Kahfi maalin walba oo jimco ah, waayo qofka aqriya ilaahey wuxuu u nuuriyaa isbuucaas oo dhan illaa laga gaarayo jumcaha kale.

๐Ÿ’š Kor ka xifdi 10 ka aayadood ee ugu horeeya suuratul Kahfi, waayo qofki xifdiyaa ilahey wuxuu ka xijaabaa fidnada dajaal.

๐Ÿ’š Aqri Aayatul Kursi marka ka baxdo salaad walba oo aqri markaa salaama naqsato kadib, waayo qofki aqriya salaad walba gadaasgeed asaga iyo jannada waxaa u dhexeeya geerida oo kaliya.

๐Ÿ’š Aqri suuratul Kaafiruun(qul ya ayuhal kaafiruun) habeen walba hurdada kahor, waayo qofki aqriyo ilaahey wuxuu ka bari yeelaa shirkiga (waxad noqoneysaa qof aan ku shirkinin allaah).

๐Ÿ’š Ixsaanka weyso qaadka joogtee:
Kaas oo ah ducada weysada kadib ( Ashhaddu an laa ilaaha illa lahu waxdahuu laa shariika lah, wa ashhadu anna muxamadan cabduhu warasuuluh, Allaahummajcalnii mina ttawaabiina wajcalnii minal mutadhahhiriin) waxaa dheheysaa markaa weyso qaadato kadib.

๐Ÿ’š Maalintii 100 jeer dheh:
Subxanallaahi wabixamdih
Subxaanallaahil cadiim
Qofki dhaho maalintii 100 jeer, dunuubtiisa oo dhan ayuu alle dhaafayaa.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Sterling?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Sterling, VA
20165