Xagal

Xagal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xagal, Beauty, cosmetic & personal care, Cape Town.

04/11/2024
03/06/2024

hambalyo nabadoonka guud ee ree warfaa soodhawaaw nabadoone xilka allah ha kula kaalmeeyo

19/04/2024

waxaan layaabanahay dowladii siyaad bare dhulkeedii wakiil miyeey uga noqdeen rerka xasan shikh soo iyaguba madagana unugaaleh waa iyaga ku haaye mareykan iyo ithobiya markaan kuladirireynay gadaal ayaad. Jokteen maxaad noo hor carartaan nabadyar markeeytimaado 2sano kahor shiirkole ayaad iskugu tagteen oo dhuldowlo ah idinkooleh farmaajo waa darood mugow naqixin rabaa xishooda muduloodow

30/03/2024

Ninkii Shariif dabo jooge ahaay iyo abdirahman cago dhere ahaay barlamanka ayaa lahadlay adeey waxgartaan dani ayaan daba joogay looma baahna

25/03/2024

Ninkii maxamed tuulo ahaay kulahaa ree lasacaano qoraxda ayaan udiidaa ineey usoobaxan Ben badana

21/03/2024

Somalidu waxeey dhahdaa 2bo qaawani ismaqaado watan ayadoo sawir ah

19/09/2023

Saadaq Mohamed Abdille Ibrahim Barre Abdalla Abdalla kubada markan shabaab labasanay maxaa waaye gadaal karaacashada aad wadan nimanka gabalkoodu dhacay ha.u hiilina

22/01/2023

Dhamaan umada somaliyeed ee hantidoodii ku gubatay bakaro qeyb kamida waxaan leeyahay walaalayaal Allah badalkeeda haninsiiyo

Photos from Xagal's post 08/05/2022

Waa halyeey xogogaal ah siyaasadiisu fadhiso xaaladii guracneed ee kooxda maafiyada kaga hortagay fikir saliim ah mudane halgankaadu waa guuleeysan insha allah

08/05/2022

XARIIFKII CBB DA EE LAHAAY WAXAAN LA. ARAG AYAA DHACAAYA HALAGA ILLAALSHO BULSHADA SOOMALIYEED YOOWSAN GALAAFANE

27/04/2022

Waxaa cadaatay maahir maxamed inoow San doorasho usocan dalka inoow aado marka xaalka muqdisho allaha yasiro

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Cape Town?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Cape Town
8001