dayib
Camedian
16/02/2024
Hogaan jaceyl iyo hiigsi farxad hami dheeraad hubaal adiga weeyaan si kalgaceyl iyo si naxariis kuula hadlayaa qalbigeyga waxaad ku xidhtaan qalbigaaga si aan wadajir u ahaano🤍🪄🔒🥺
توجه الحب والرؤية طموح السعادة بالتأكيد أنت من يتحدث
❤🫂🦋🥺❤🫂🌎إليك بالحب واللطف في قلبي تغلق قلبك حتى نكون معًا💙🥺🧸🍂
16/02/2024
"Marka uu qof kusiiyo kalsooni xad dhaafa waxa uu ku leeyahay waxa aad ii tahay ilaaliye ee ha idhaawicin.😌❤️
Eebbe quluubta is jecel haysku barakeeyo.❤️
❤️ ㅤ 💬ㅤ 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
iɢᴜ sᴏᴏ ʙɪɪʀ ᴏᴏ ᴡᴀx iɢᴀ ғᴀᴀɪᴅ
add us❤️✊
彡💎 Mucaashaq_Jacayl
08/11/2023
Today photo❤
south Afrika laga helaa Ruux salaad tukanaya
Hadana qalbiga kaciyaaraya🤣
31 October Malinta Murusade kibir jabshe🇱🇷 Coming soon 🔜🥰
09/10/2023
U warran adooomadayda in aan danbi dhaafe ahay waliba naxariis badan".❤
04/06/2023
"Waxa uu yiri sheikh mustafa Allah barakeeyee" sikastoo aragaaga kani u egyahay hadday akhlaaqdaadu fiican tahay baniiaadamka waad hananaysaa,!!
"Sikastoo aad u qurux badan tahay u wiji dhalaalayso u nuurayso, haddaaad dhaqan xuntahay oo aad ka dhimatay akhlaaqda waxba cidi kugu fali maydo,;!!
FAHANKA_NOLOSHA_💐
Magaca waad beddalan kartaa waddan kale waad sheegan kartaa
Lkiin marna sinjigaagu ma lumayo,
Ha isku dayin inaad zuliso sinjigaada dintaada,"
M. Ak✍
19/02/2023
Amen 🤲 amn
Daawo adiga yabi done ✌️😅😂😁
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bontehehuel Avenue 100
Cape Town