Caadil cali

Caadil cali

Share

Welcome asxaabta fallow iyo like share iyo comment ii dhaha musical

07/01/2023

Hadaa maqlo waa qiiroodaa kalay adigana ila qiiro

01/11/2022
10/12/2021

Hablahii dhoor qeebood bey noqdeenoo alla maxaa qaribay qaar baa quluubta kaga taal yaa lagu dawarsan oo dhaqankii gabay qaar baa dhoofayoo dooni kula qalibmatay bad weyn qaar baa han ee gaarin bey ku hool beelaan qaarbaa dhaqan raboo mara hawaawsan qaar kalo dhaqankii ka tagayoo duurka taagan qaar baa dhaqan koodi noqday dahab iyo diinaar qaar baa haleeya mustaqbalkooda allaw maxaa qaribay hablahii soomaliyeed

24/11/2021

Albaabadii qalbigeykee maxaa ooda ka qaadee ogolaatay nafteydee is arageena kowaad maxeey u ahaatay tiin orad ku aaminayee waa ogaan kari waayee yaa ii aqbaraayee kuma I loobi karee adigaa indhaheyga aftiinkood ii eheedey waa kuu soo agoomeey ooyin ku noogey adiga uur keyga ku taal ii imowee asxaabta galab wanaagsan

01/10/2021

Cayaan ku ceersiga kuma fiicna caro badani cudur baa laga helaa ciso rabi baa leh dhawacii h**e caafimaad kiisu cidwalba u heegan cayim malahan noloshu ceynkeedu cagiran casri uma bahna caawinaad waxaa sugnaba caradaa ugala hawaawnay caqab ka sugi meyno ceel waa h**e gure ceeri ka sugi meynee ceenta halawday cideedaa leh cawo ku dhaaftay ciil laama qaadee caqligu sheqeyaa lagu meel maraaaa

05/09/2021

funny

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Cape Town?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Cape Town
7806